Qaran iyo Qaranimo.? Aug 29, 2025 Qaran Waa dad wadaaga dhul, dhaqan, luqad, iyo taariikh, oo leh xuduudo la aqoonsanyahay, dastuur, Xornimo & nidaam dowladeed. Qaranimo Waa dareen uu qofku u qabo dalkiisa. Waa dareen xoogan oo isku x... Read more
Heshiis Bulsho (Social Contract).? Aug 22, 2025 Waa maxay Heshiis Bulsho ? Heshiiska Bulshada waa is-afgarad ama heshiis u dhexeeya shacabka iyo dowlad xukunta. Shacabku waxay aqbalaan inay u hoggaansamaan xukunka dowliga, shuruucda dalka, ka qaybq... Read more
Dowlad Aug 14, 2025 Dowlad? Dowlad waa hanaan maamul oo ay bulshada ku heshiiyeen, si loo hago danahooda bulsho, dhaqaale, iyo siyaasadeed. Waa nidaam qorsheeya sida go’aannada loo gaaro, tartan iyo wada-tashi ku dhisan ... Read more
Dowlad Wanag Aug 4, 2025 Dowlad waa hanaan maamuleed oo bulshada ay ku heshiiyeen, kaas oo kala haga danahooda bulsho, dhaqaale, siyaasad iyo kuwo kalo badan. Waa hanaan qorsheeya habka lagu gaaro go’aannada, tartan ku dhisan... Read more
Civilian Oversight Jun 9, 2025 Kormeerka iyo Korjogteynta Rayidka Civilian oversight! waa nidaam iyo hannaan awood siinaya muwaadiniinta, mas'uuliyiinta la soo doortay ama la magacaabay, iyo hay'adaha rayidka ah inay kormeeraan, la... Read more
Civil Society May 2, 2025 Waa Maxay Bulsho Rayid Ah? Bulsho Rayid ah (Civil Society) waa kooxo ama ururo aan dawli ahayn oo si iskood ah isu abaabula si ay u difaacaan ama u horumariyaan danaha iyo qiyamka gaarka ah ee xubnaho... Read more
Rule of law Apr 14, 2025 Sarreynta Sharciga (Rule of Law) waa mabda’ aas-aas u ah nimdaamka cadaaladda iyo dawladnimada, kaas oo dhigaya in sharcigu yahay kan ugu sarreeya ee dalka ka jira . Qof kasta oo jooga gudaha dalka, h... Read more
Security Sector Reform.? Feb 18, 2025 Waa Maxay Dib-udhiska ama dib-uhabeynta Hay’adaha Amniga? Waa hannaan farsamo iyo siyaasadeed oo looga danleeyahay xoojinta amniga qaranka iyo kan shacabka. Waxaa isbeddel lagu sameynayaa qaab-dhismee... Read more