Skip to Content

Qaran iyo Qaranimo.?

August 29, 2025 by
amnireform@gmail.com

Qaran

  • Waa dad wadaaga dhul, dhaqan, luqad, iyo taariikh, oo leh xuduudo la aqoonsanyahay, dastuur, Xornimo & nidaam dowladeed.

Qaranimo

  • Waa dareen uu qofku u qabo dalkiisa.
  • Waa dareen xoogan oo isku xira bulshada, sida jir wada damqada oo farxadda iyo murugada wada dareema.
  • Waa dareen horseeda midnimo qaran, kalsooni, iyo in loo huro nafta iyo maalka si loo difaaco dalka, dadka iyo danta guud.

Qaran waa jirka. Qaranimo waa dareenka ku nool jirkaas.


Share this post